Hoyga

Somali Mission (SM) was founded in 2007 to establish a healthy congregation among the Somali-speaking communities in East Africa. SM's mission is working to help Somali people hear and follow Messiah, Christ.

Taarikhda

Hawalaha Soomaalida ama Somali Mission (SM) waa uruur aan dawli aan aheyn, faa'idana aan aheyn waxana la aasaasay markay tariikhdu aheyd 2007 taasi oo loo aasaasay inay aay dhisto xubno Masiixiyina oo caafimaad qaba dadka ku hadla af-soomaaliga gudahooda. Hadafka uruurkani waxa weeye in laga caawiyo Soomaalida inay maqlan oo aay raacan Ciise Masiix iyo jidka xaqa ah ee Ilaahay. 


Hadafkayaga 

In lala wadaago Ereyga dadka Soomaalida.


Aragtidiyada

Xer saameysay xer kale.


Qiimaha

1.  Masiixa oo Diirada  la Saaro

2. Ruuxa oo na hogaaminayaa

3. Jiilasha cusub oo la barbariyo

4.  Ka mid noqoshada qoyska

5. Daryeel naxariisi ku dhehan tahay

 

Share